Qeexid

"ld jahee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jihee oo kali ah:
  • Waxaanse ku soo koobayaa in loo baahan yahay sabar badan waayo in bulsho dhan la jiheeyo, islamarkaasna adduun-weynaha laga dhaadhiciyo qadiyadda Soomaalidu ma ahan arrin sahlan.
  • Markabka oo ku socday dalka Malaysiya ayaa culeyskiisu waxa uu ahaa 104,255, waxa uuna kasoo shiraacday dalka Suudaan, waxaana kooxaha afduubay ay u soo jiheeyeen dhanka xeebaha Soomaaliya.