Qeexid

"ld jahaysan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jihaysan oo kali ah:
  • Guud-ahaan Somaliland xilligan marka laga reebo Camuud oo leh xarun waxbarasho oo beeraha ah, ma leh goobho waxbarasho iyo xarumo cilmi-baadhsieed oo ku jihaysan dhinacaa.
  • Iyadoo loo jihaysanayo dhabaha sidii lagu heli lahaa Maamul wanaag sal u noqda DGPL.