Qeexid

"ld jahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jihayn oo kali ah:
  • Marka labaad; xuduudda hawl-galka boolisku, waa farsamo Taliyaha u fududaynaysa inuu jihayn karo ama hawl-gelin karo Ciidanka booliska ee saldhigga, sida ugu haboon ee dambiilaha wax looga qaban karo.
  • Labadoodu waxay ka midaysnaayeen wax ka bedelida hanaanka iyo beekhaaminta dhaqaalaha iyo u dib-ugu-jihaynta dhaqaalaha dadka xaqa u leh.