Qeexid

"ld jahasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jihad oo kali ah:
  • Isaga iyo qoyskooduna, waxay ka mid ahaayeen dadkii u qaxay jihada Waqooyi, gaar ahaana agagaarka Geed-deeble.
  • -jirka Edu, ayaa kubad xor ah oo uu si toos ah ugu laaday goolka, taas oo garabka kaga dhacday David Beckham, kana leexisay jihadii oo khalkhal gelisay goolwadaha Man United, Barthez oo goolkana gashay, taas oo ka dhigtay ciyaarta 1-0.