Qeexid

"Madaxa dadka iyo xayawaanka dhankiisa dambe, meesha ay iska galaan luqunta xaggeeda sare iyo madaxu; jeego."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jigo oo kali ah:
  • Madashii baanu ka soo dareernay iyadoo ay dadka wejigooda ka muuqatay murugo iyo naxdini.
  • Taageeraal farabadan ayaa ayaa taageerayaasha Shabeelaha dhexe oo soo bandhigay cayaaraha hiddaha & dhaqanka gaar ahaan cayaarta Shiribka iyo dhaanto ay bilaabeen markay hubsadeen inay ka soo baxeen Cayaarha Wajigooda iswada-araga.