Qeexid

"Xoolo horumaris ahaan loo siiyo cid wax laga dilay ama laga dhaawacay."

Qeexid Kale

Birgoobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo. 4. Xigto. 4. ld jufo.

Qeexid Xigta

Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka; Jinfo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jifo oo kali ah:
  • Waxaana warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in sh. abuukar oo ay Geedi jifo hoose wada yihiin ay haatan isu soo dhawaadeen.
  • Gudidaasi mar la waydiiyay halka ay geeyeen iyada oo kurdad gashatay ayaa la sheegay in ay iyadu wakhtiga Hargeysa dhexdeeda ka eryatay oo ilaa jifo uuray gaadhsiiyeen.