Qeexid

Sahay lacag ama cunto ah oo loo qaato safar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jidmar oo kali ah:
  • Dawladda hoose ee Burco waxay kugu cashuuraysaa Yiroowe, waxayna kuu goyneysaa warqada transitka ama jidmarka, qofba sida uu u yaqaan marka aad socoto 30km, waxaad gaadhaysaa Ina Dhakool oo kaa qaadaya Cashuur labaad oo ah degmada qoryaale.