Qeexid

"jidhka Golji m.l (baay.) Koox ama kooxo moqorro siman ah oo ku dhex jira saytoobalaasamka unugga oo ay ku wareegsanyihiin xuubab, kuna xidhan iliilo balaasmo gudeed laakiin loo isticmaali karo ku xidhidda kaarboohaydraytyada borotiinnada."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jidhka oo kali ah:
  • Liinta biyaheedu aad ayay u macaan yihiin, oo waxa ka dhamama sonkor iyo xoogaa dhanaan ah, waxaanay qani ku tahay fiitamiin sii (vitamin c) jidhka dadku u baahan yahay.
  • Qoortu waa xubinta isku xidha madaxa iyo jidhka intiisa kale.