Qeexid

(dii.) Qof wax jidbo hayso ahaansho. ld jadbaysan, jalbaysan, jibbaysan, jilbaysan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jidbaysan oo kali ah:
  • Dadkaasi oo u badan dumar iyo carruur aad u jidbaysan, ayaa ku dhawaaqaya erayo ay ka mid yihiin daba qoodhi, iyo kuwo kale oo la hal maala iyagoo qof kasta oo shirka ka qayb gelaya ku qaylinayay.