Qeexid

"Meel la maro; waddo; dhabbe."

Qeexid Kale

Sharci; qaanuun.

Qeexid Xigta

Sida quman ee gartu tahay.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Cali jid buu leeyahay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jid oo kali ah:
  • Goobaha la geeyay saxafiyiinta ayaa waxaa ka muuqday burbur xooggan oo ay geysteen madaafiicdii dhinacyada dagaalamay isku adeegsadeen, waxaana ku dhacay Masjidka Al-Hidaya madaafiic dhowr ah kuwaasoo qaarkood cuskadey haanta biyaha.
  • Deeqdan lacageed ayuu sheegay Wasiirka arrimaha dibadda ee Jabbaan inay ugu talogaleen in wax looga qabto dib u dhiska kaabayaasha bulshada, sida jidadka, isbitaallada iyo wixii la mid ah, sidoo kalena wax looga qabtao dib u dhiska ciidanka.