Qeexid

ld jiscin1 (1).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jicsin oo kali ah:
  • Ergaygii ka-qayb-galka munasabaddaas nasiibka u yeeshay ayaan ahaa (iyadoon tigidh, jicsin, iyo kharash kale toona kaga bixin dawladda Somaaliyeed).
  • Dillaalkii Hantidayda iyo Dirirtii Xigaalkey Anigoo in badan u guuxayey geeddi socodkaa, ugu danbayntii waxaan talo ku gunaanadey, gaadhiga iibi waxaad guntiga ku haysana u geeyoo jicsin ka dhigo.