Qeexid
Sida jibinta u dhawaaqid.
[-btay, -batay]
jibindhabotay
jibindhaboatay
f.mg3Sida jibinta u dhawaaqid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld jibindhabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jibindhabo. ld jibindhabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhadhaabo waaweyn oo adag, cirka ka soo dhaca, kul xambaarsan oo marka ay dhulka ku dhacaan qarxa.
Qeexid Xigta: Burburka jibinta oo dhulka korkiisa ku soo daata; shiilmadoobe.
Qeexid Kale: Yeerta weyn ee ka yeerta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld jidbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]