Qeexid

"ld jidbo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jibbo oo kali ah:
  • Waxa kale oo aan daah iga saarnayn inay jibbo wadaadnimo soo haysay isaga oo uu kornaylnimada ka jeclaa sheekhnimo.
  • Wasiirku wuxuu sheegay dedaalka loo galay sidii ay u qabsoomi lahaayeen ciyaaraha gobollada oo buu yidhi muhiimad weyn u leh dalka, isaga oo intaa ku daray inay muddo ku rafatay, balse hadda laga jibbo keenay.