Qeexid

"ld jid-baysan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jibbaysan oo kali ah:
  • Magaaladda Hargeysa kuma soo badanayaan oo kaliya ereyada shisheeye ee laga maarmi karo, waxase kale oo jira dad jibbaysan oo, inta badan, qurbo joog ah oo wada aragtiyo iyo dhaqamo aan qabatimi karin degaanka iyo waayaha ka jira halkan.
  • Dadka dhallinyarada ah ee jibbaysan iyagana meel la isu diro waxay xilligaas ugu jeclaayeen tababar gaaban oo ay ku soo qaataan caasimadaha dalalka bariga Yurub.