Qeexid

"Xisaab wax la jibbaaray ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jibbaaran oo kali ah:
  • Gunbur ama Baramiid waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu tahay saddexagal ama labajibbaarane, masaaxada dhinacyadiisuna yihiin dhowr saddexagal oo ku kulma cirif qur ah.
  • Saddexda tobanka ku jibbaarani waxay sheegeeysaa inta god ee barta bidix loo raray.