Qeexid

"(-rro, m.dh) Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jibbaar oo kali ah:
  • . In la kun jibbaaro hishiisiinta midaynta iyo is jeclaynta ummadda.
  • Gunbur ama Baramiid waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu tahay saddexagal ama labajibbaarane, masaaxada dhinacyadiisuna yihiin dhowr saddexagal oo ku kulma cirif qur ah.