Qeexid

"(-iyo, m.dh) Nin aan ilbax ahayn; badaw."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jengeli oo kali ah:
  • Cali Axmed JaamacJengeli Wuxuu sheegay in berri Magaalada Sirta uu ka furmi doono shirka safiirada carabta oo uu Soomaaliya uu uga qeyb geli doono Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta.
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jengeli ayaa horay halkaasi u joogay, isagoo halkaasi uga qeybgalay shirkii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta oo shalay lagu soo gebagebeeyay dalka Liibiya.