Qeexid

Meel dillaacsan.

Qeexid Kale

Meel dillaacsan oo dhulka ku taal oo ay biyuhu maraan.

Qeexid Xigta

Meel godan oo dhulka ka hoosaysa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeexdin oo kali ah:
  • Wuxuu yiri nabigeenu (scw): wuxuu u noqday kalluunkii jeexdin, Muuse iyo khaadimkiisana wax lala yaabo.
  • Xaddiga gaaska dabiiciga ah ee ku jira aagga kaalluub (Jeexdin) iyo Hellelle, waxay dawladda Itoobiya ku sheegtay inuu gaadhayo ilaa 68-bilyan oo mitir saddex jibaaran ah.