Qeexid

"(-xmay, -xantay; -xmi) Wax dillaacay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeexan oo kali ah:
  • Culumaa'udiinka Muqdisho ayaa ka digay dhibaato ka dhalata diiditaanka lacagaha Kunka shilin ee dugoobay iyo waliba kuwa jeexan, waxaana ay sheegeen in kala soocida lacagaha lagu hayo ay noqon karto mid abuuri karta kacdoon shacab iyo in la boobo hantida.
  • Nuur Cadde, wuxuu sheegay in sicir-bararka dalka ka taagan ay sababeen diidmada lacagaha Shilling Somaliga ee jeexjeexan iyo lacagaha been abuurka ah ee lagu sameeyo meelo dalka ka mid ah dalka iyo dalaga beeraha oo si xowli ah dalka looga dhoofiyo.