Qeexid

"Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah."

Qeexid Xigta

ld jeexo. Biyo mareen dhuuban.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeex oo kali ah:
  • Culumaa'udiinka Muqdisho ayaa ka digay dhibaato ka dhalata diiditaanka lacagaha Kunka shilin ee dugoobay iyo waliba kuwa jeexan, waxaana ay sheegeen in kala soocida lacagaha lagu hayo ay noqon karto mid abuuri karta kacdoon shacab iyo in la boobo hantida.
  • Ganacsatada ayaa G/Banaadir ayaa Arintaasi aad uga wel-welsan kuwaas oo aan isku raacsaneyn qaadashada lacagaha diidmada laga keenay,kuwaas oo isugu jira duug iyo lacagu jeex-jeexan.