Qeexid

Hadal si kibir ah loo yiraahdo oo cid lagu xumaynaayo; kajan; likaaco.

Qeexid Xigta

ld jeesjeesid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeesjees oo kali ah:
  • Xuseen Cali Fiidow oo isaguna shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in urur ahaan aysan ogolaanayn go'aanka dowlada kasoo baxay ayna u arkaan mid jeesjees ah.
  • Wuxuu sheegay in hadaladiisu ay ahaayeen kuwo jeesjees ah oo tarjumaanku uuna si dhab ah fariintii ay xambaarsanayd u soo gudbin.