Qeexid

ld jeensasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeesi oo kali ah:
  • Nebigoodana wey beeniyeen, weyna ku jeesjeesi jireen.
  • "Waxa igu dhacay yaab iyo amakaag, sidii ay dadku u farxeen qaylo ayay cirka ku toleen, waxay cirka u ganeen koofiyadahoodii, dadkii igu jees-jeesi jirey, intay garabka iga dhirbaaxeen ayay yidhaahdeen, waanu kugu kalsoonahay inaad ku guulaysato tartanka.