Qeexid
Orod wareeg ah oo farxadi ku jirto oo xooluhu sameeyaan. ld jeerarin.
Orod wareeg ah oo farxadi ku jirto oo xooluhu sameeyaan. ld jeerarin.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo jeeraaro samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jeeraari. ld jeeraro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Heeraar samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Naasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor lahayn, lugo gaagaaban oo ku nool webiyada Afrika.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Goor; Waqti; Ammin.
Qeexid Xigta: J.ma: goorma?
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax meel sare saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno.
Qeexid Xigta: Maqal yaryar oo loo kobciyo in la qasho.
Qeexid Kale: Nooc ka mid ah garbasaaraha haweenka oo khafiif ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (bot.) Geedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniinahooda la cuno, xabag macaanna leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Noole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Timo wareeg ah oo gabdhaha aan weli qaan gaarin loogu reebo madaxa.
Qeexid Xigta: Ood iwm oo meel ku wareegsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid.
Qeexid Xigta: Ood iwm meel ku wareejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhalfo; kabar; janfar; gonfar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kala fogaan, kala durugsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Neef si wada jir ah u qalasho iyada oo qiimihiisa la wada bixinayo
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld baraare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Geeraar tirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: jeermiga xiidmaha m.l (baay.) Baktiiriya caadi ahaan ku jira xiidmaha, qaarkood waxay sameeyaan fitamiin k (vit. K). Waxay ka hortagaan cudurrada baktiiriyada cudurwaddada ah oo aasidh badan ayey meesha ku sameeyaan si jeermiga kale ugu dhinto.
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax jeermi ka dhammayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]