Qeexid

"(-iyo, m.l/dh) Labada lugood ee xayawaanka afar addinlaha ee hore middood."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeeni oo kali ah:
  • Habeenkaas /.9,00 am ayaanu mar labaad Arakay Inamadayadii SNM oo Raxan Raxan uu socoda Kuna Jeeni Qaaran Silsilado RAsaasi ka Buuxdo iyo Miinooyinka ay Gacanta ku sitaan ….
  • Suldaanka Guud ee Beesha Cawlyahan Cali, Suldaan Jeenicad ayaa isagu been abuur aan Geed loogu soo gaban ku tilmaamay baayaankan lagu xusay Isimada iyo Nabadoonada Beesha ee Been abuurka ah.