Qeexid

"Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama dhadhankooda, iwm, u bogidda, jamaadda iyo macaanka laga helo."

Qeexid Kale

(-lal, m.dh) Meesha dadka dembiga gala lagu xiro; xabsi.

Qeexid Xigta

Dareen rabitaan oo ku abuurma xoolaha marka ay waayaan dhanaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeel oo kali ah:
  • Taliyaha ayaa halkaas u joogey inuu soo eego maxaabiis loo soo wareejiyay Jeelka magaaladda Caynabo.
  • David Blunket ayaa Guddiga Rafcaanka ee loo yaqaan (SIAC) ee dalka Ingiriiska waxay ku doodeen in Rumaanka jeel ee ragaa 9-ka ah lagu hayay uu ahaa sharci-darro.