Qeexid

(-nno, m.dh) Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeegaan oo kali ah:
  • Cabaar markii aan fadhiyey ayey indhahaygu qabteen jeegaan midabadeedii u dhan yihiin oo sida dhigta cirka ugu sawirantay.
  • Jeegaan ayaa waxa ku qoraa lacag lagu qiyaasey 250,000.