Qeexid

(-shayaal, m.l/dh) (xis.) Xarriiq toosan oo la xiriirta toobineed. Fogaanta xarriiqdani ay u jirto bar kasta oo ku taalla toobineed oo loo qaybiyey fogaanta ay barmaguuraan ah u jirto bar taasi waa saami madoorsoome ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeedshe oo kali ah:
  • Sida dabiiciga ah, afku wuxuu leeyahay ereyo qaabbilsan wax-xigashada, oo uu (tusaale ahaan) xogjeedshe kastaayi u adeegsan karo xusidda cidda iyo meelaha uu aragtiyaha uu jeedinayo ka soo amaahday.