Qeexid

"eeg jeedi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeedin oo kali ah:
  • Wararku waxa ay sheegayaan in haweyneyda madaxweynaha u ah dalka Philippines Gloria Aroya ay jeedinayso khudbad ay ku sharaxayso waxii dhacay u jeedisay shacabka Philippines.
  • Madaxweynaha iyo wafdigii oo si weyn loo soo dhoweeyay ayaan wax war ah ka jeedin soo dhoweyntiisa, hase ahaatee lama oga in uu ka warbixin doono waxyaabihii u soo qabsoomay mudadii uu ku sugnaa magaalada Gaalkacyo.