Qeexid

"Wax foolkoodu jiho gaar ah ku aaddanaa meel kale u duwid."

Qeexid Kale

Hadal, khudbad, iwm meel fagaare ah ka sheegid.

Qeexid Xigta

Cid hawl ay fulin lahayd ka hoosaasin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeedi oo kali ah:
  • Ayaan Xirsi Cali, waxay ahayd gabadhii dhawaan dhaliilo u soo jeedisay sida uu Islaamku ula dhaqmo haweenka oo sheegtay in la cadaadiyo haweenka Islaamka.
  • Warbixintii ay halkaas ka soo jeedisay Saado Xaashi Cawad oo ah Agaasimaha fulinta ee gaboodka NAGAAD waxay ahayd Sidan: Ururada bulshada rayidka ahi kaalin firfircoon ayey ka qaateen sidii ay dalkeena uga suurto geli lahayd dorashooyin xalaal ahi.