Qeexid

(-llo, m.dh) Suun adag oo dabo la qabsado leh oo fardaha iwm lala dhaco si ay orodka u badiyaan; nadi. ld jeydal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeedal oo kali ah:
  • Waxaan hor taagnaa guryaheenna hortooda, markii aan arkey iyagoo jeedallo iyo qoryo sita, gudaha ayaan u cararey, laakii nin ayaa isoo cayrsadey saddex jeer ayuuna I garaacey.
  • Ilma managade waxay fuliyeen qorshahoodii, waxaanay seeto iyo figayn ku fadhiisiyeen ilma warmahaye, jugtaa gaadhay iyo boogaha xadhiga jaray iyo jeedalka uu ku sameeyey qoyskii ulma warmahaye waxa u dheeraa jidiin go’a iyo qablalalanka gaajadu keentay.