Qeexid

"Wax meel fog ka eegid."

Qeexid Xigta

Dibi sac wadaalin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeedaali oo kali ah:
  • Laydh qabaw oo i martay awgeed ayaan jeedaaliyay hortayda, hareerahayga iyo heegadaydaba.
  • Sababta ugu wayni waa daacad daradda hogaankaasi u hayey qaranimadeena waayo in badan wuxuu jeedaalinaayey sidii uu Soomaaliya lugta ula geli lahaa, taas oo wakhtibadani inagaga lumay.