Qeexid

"Sii j.: cid dhabarka xijin."

Qeexid Kale

U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.

Qeexid Xigta

Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeed oo kali ah:
  • Shariif iyo kooxaha ka horjeeda, iyadoo Islaamiyiintu ay la wareegeen gacan ku haynta goobo badan oo muhim u ahaa DF, iyadoo dagaaladaas ay ku barakaceen 12,000-qof.
  • Muqdisho(Allpuntland)-Xildhibaano ka tirsan Baarlmaanka KMG Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Puntland ee ku jira Baarlmaanka Soomaaliya ayaa edeeyn u jeediyey Maamulka Soomaaliland ka dib kulan ay maanta ku yesheen magaalada Muqdisho.