Qeexid
Wax qiyaas lagu gooyey ahaansho.
Qeexid Xigta
Ku j.: wax, wax kale lala ekeysiiyey ahaansho.
[-bnaa, -bnayd]
f.mg4Wax qiyaas lagu gooyey ahaansho.
Ku j.: wax, wax kale lala ekeysiiyey ahaansho.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax si tartiib ah u goyn.
Qeexid Xigta: Ka j.: wax, wax kale iyadoo inta dheeriga ah laga jarayo la ekeysiin.
Qeexid Kale: Ka j.: cid dembi ay gashay ka gudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel wax lagu rito oo dharka la gashado ku tolan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jeeban. ld jeebnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ganacsade yar oo badeecada la wareega.
Qeexid Xigta: Qof sigaarka ku gada bannaanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax samayntooda iyo cuniddooda la diiddanyahay ahaansho.
Qeexid Xigta: Laba xaraf wax shaqal la iskula xiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax dillaacay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xmay, -xantay; -xmi) Wax dillaacay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jeeb2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cabbitaan la siiyo qof aad u xanuunsan oo aan cunto qaadan karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) (fiis.) Filiq sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaalka midabeed ee ka dhasha kala xaydka dhudo ileys ee soo dhexmara birisam.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: U j.: jeel hayo; jeel qabo.
Qeexid Xigta: Xoolo wax jeel hayo ahaan-sho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Goor; Waqti; Ammin.
Qeexid Xigta: J.ma: goorma?
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto.
Qeexid Xigta: Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama dhadhankooda, iwm, u bogidda, jamaadda iyo macaanka laga helo.
Qeexid Xigta: Dareen rabitaan oo ku abuurma xoolaha marka ay waayaan dhanaan.
Qeexid Kale: (-lal, m.dh) Meesha dadka dembiga gala lagu xiro; xabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn.
Qeexid Xigta: U j.: xoolo si aad ah dhanaan u rabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-sas, m.l) Qoys meel gooni ah deggan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah.
Qeexid Xigta: ld jeexo. Biyo mareen dhuuban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Wax dillaacin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jeexnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]