Qeexid

"Meel wax lagu rito oo dharka la gashado ku tolan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeeb oo kali ah:
  • Maskaxda qofka laga rabo inuu cashuur bixiyaa waxaa si qoto dheer ugu rakiban, in cashuurtu xaqlihiina ay ka baxayso, jeeb nin wax boobayana ay galayso.
  • Anigoo og waxa aynu halkan u nimi iyo waajibaadka ina saaran ee umad dhan aynu u nahay jeebkay wax ka quudanayeen).