Qeexid

"ld jeclaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeclaysi oo kali ah:
  • Gudoomiyaha culumada, wuxuu ku sheegay shirkiisa jaraa'id inuu uga digayo kooxaha dagaalada wada inay dagaalkooda ku saleeyaan nin jeclaysi, ismuujin iyo goobo qabsasho.
  • "Xildhibaanadu waa inay ka fiirsadaan xukuumadan, kalsoonidana lagala laabo, maadaama aysan ahayn mid howlaha xukuumada horyaala qaban karta, oo qaab nin jeclaysi ah lagu soo magacaabay".