Qeexid

"Wax, wax aad u raba ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jecel oo kali ah:
  • Isna isma uu lurine, marwo kasta dhabarkuu ka taabtay, mid walbaana waxa ay cindigeeda gelisey inuu iyada jecel yahay, isna ugu dhan!
  • Haddaba, waxaan jecelahay in aad ila eegtaan maahmaahdan inta aanaan guda-gelin nuxurka hadalkayga, waxaa la yidhi, Beribay Gabadhi u soo ashkatootay nin Xaakima, waxay tidhi, “Xaakim, waxa xalay ii soo dhacay nin tuug ah.”