Qeexid

(-ooyin, m.l) Halaq weyn, u eg abeesada oo waxa ay ugaarsanayso isku duubta kaddibna burburisa. ld jebis2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jebiso oo kali ah:
  • Markuu suldaankii furay hadalkii, ayuu Xaajigii yiri : Waxaanu kaa dooneynaa inaad inoo jebiso qiimaha aad hubka inooga iibiso, waayo hub badan ayaanu qaadaneynaa.
  • Markuu suldaankii furay hadalkii, ayuu Xaajigii yiri : Waxaanu kaa dooneynaa inaad inoo jebiso qiimaha aad hubka inooga iibiso, waayo hub badan ayaanu qaadaneynaa.