Qeexid

"In is haysata oo kol meel ka jabta ama ka go'da."

Qeexid Kale

Rarada iwm meesha afka ah ee laga laabo. 4. J. ah: waddo weyn oo aan la falin ee maritaan keliya ku samaysantay. 5. Laba dawlis oo laysku soohay. 6. J. ah: ceel markaas la qoday. 7. ld jebin.

Qeexid Xigta

(-syo, m.dh) Ood weyn oo is haysata oo kol la gooyo; tis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jebis oo kali ah:
  • Waxa kale oo Wasiirku ballanqaaday in ardayda ka qallin-jebisay kulliyadda daraasaadka islaamka oo tiradoodu dhan tahay 7 gabdhood uu ka shaqaalaysiin doono Wasaaradda uu wasiirka ka yahay ee Wershadaha.
  • Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid ah dufcaddii koowaad ee machadkaas ka qallinjebisay, ayaa ku ammaanay maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda Hargeysa dedaalka ay muujiyeen, isagoo ardaydana kula dardaaray inay ka midho-dhaliyaan aqoonta la baray.