Qeexid

"eeg jebi. ld jabin, jabis, jebis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jebin oo kali ah:
  • Cagoolihii waa tuu u daba-dhigay, “War aan orodnoo jebinno.”
  • Soomka Ramadaantu waa tiirka afraad ee tiirarka islmaaka ee shanta ah, macnihisuna waa; "in afka laga xidho inta ay socoto bisha Ramadaan cuntada, cabista iyo waxkasta oo soomka jebinaya laga bilaabo salaada subax ilaa inta ay cad-ceedu dhacayso."