Qeexid

"Wax is haystay xoog u kala qaybin."

Qeexid Kale

Xoolo iwm oo tiradoodu badantahay yarayn. 4. Xoolo iwm kala qaybin. 5. Sharci ku xad gudbid. 6. Col iwm baabi'in. 7. Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin. 8. Ka j.: shax, jar iwm cid dhawr jeer badisay ka badin. 9. Sicir yarayn (ganacsi). ld jabi.

Qeexid Xigta

Wax taagnaa dumin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jebi oo kali ah:
  • Burburkii dalka ku habsaday ka dib wuxuu u dhoofay ugu horrayn dalka Yemen, halkaas oo uu uga sii hayaamay dalka Newzealand oo uu muddo ku noola kagana qalin jebiyey Jaamacada kuna bartay aqoonta xisaabaadka.
  • Dhinaca kale dawooyinka loo isticmaalo xannuunada maskaxda waxaa dhacday in lagu arkay inaanay dhab ahaan u daaweyn xannuunka maskaxda ee ay qofka ka jebiyaan xannuunka markaa haya.