Qeexid

"ld jaay. Dhagxaan yaryar oo dhismaha loo isticmaalo."

Qeexid Xigta

J. ah: qof dhuuban oo xoog badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jay oo kali ah:
  • Sidoo kale, waxaa farxadaas iyo damaashaadkaasiba kala qeyb qaatay Dean-ka ugu sareeya jaamacadda Madras oo magaciisa la yiraahdo Al Haji Mohamed Jaylani iyo dhaqtar Soomaaliyeed oo ku nool wadanka India Dr.
  • "Waxaan Rajaynayaa In Aan Mar Labaad Halkan Imaado, Si Aan Ugu Guulaysto Jaa’isadan Oo Kale" Ronaldo..