Qeexid

Nooc ka mid ah noocyada bariiska.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jawle oo kali ah:
  • Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland ayaa maanta (Isniin) booqday Kaamka Jawle oo boqolaal Barakacayaal ah ay ku nool yihiin waxayna indhahooda ku soo arkeen xaaladd adag waxayna ku baaqeen in loo soo gurmado dadkan tabaalaysan.
  • Degmooyinka ayaa waxay ka mid ah Guriceel, Baxdo Xeraale iyo Ceel garas oo horey u ahaan jiray tuulooyin oo Galguduud ah iyo sidoo kale gobolka Mudug oo lagu korhdiyay labo degmo oo cusub oo kala ah Colguula iyo Jawle.