Qeexid

"Hawada dhulka ku wareegsan."

Qeexid Xigta

Cimilo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jawi oo kali ah:
  • Jawiga halkii qaraxu ka dhacay oo daqiiqado xanibnaa ayaa dib loo furay xaaladuna waxay ku soo noqotay sideedii caadiga ahayd waxaana wararka sidoo kale la sheegay in dadkii dhaawaca noqday isbitaalada loola cararay.
  • Waxan filayaa dedaallada diblomaasiyadeed waxay ku wajahan yihiin oo qura isku deyidda inay abuuraan jawi ku salaysan xaalad wanaagsan uun.