Qeexid

(-do, m.l) Dhagax qaali ah. ld johorad, jowhar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jawharad oo kali ah:
  • Ka sii darane wuxuu ku hadaaqaa mar walba dumarku agtayada waa: "Jawharad dahaadhan", run ahaantiina dameer waa kala hooseeyaan oo waa caqli gaabyo loogu talo galay in lagu baashaalo oo qudha.