Qeexid

"(-do, m.l) (jool.) Gabal dhul ah oo ay ku wareegsanyihiin biyo, gabalkaasi dhulka ah wuxuu ku dhexyaal badweyn, bad, haro, ama webi. ld jasiiro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jasiirad oo kali ah:
  • Jasiiradaan waxa ee soo saarto waxaa ka mid ah kaluunka, saliida, biyaha macaanka,sigaarka iyo saliida timaha.
  • Ismaaciil Muumin Aare dhowaan kaga qaybgaleen Jasiiradda Seychelles ee ku taal Badweynta Hindiya, waxa uu ku tilmaamay shirkaas inuu ahaa guul siyaasadeed oo u soo hoyatay Somaliland.