Qeexid

"Wax qayb ka goosasho."

Qeexid Kale

Haad booladu tahay haad kale ku qabsasho. 4. Shax xabbad qaadid.

Qeexid Xigta

Timo si wanaagsan u goyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaro oo kali ah:
  • Xabbad-joojin laga Gaaray Dagaalka S. Sudan Qeybaha dagaalamaya ee dalka S. Sudan ayaa Khamiistii shalay wada saxeexday heshiis xabad joojin ah oo la filayo inuu soo afjaro toddobaadyo dagaal qaraari uu ka dhex socday dawladda iyo mucaaradka.
  • Waxa dhacday in goor galab ah Maxamed Nuur oo kursi ku jiifa berendhaha gurigiisa uu walaalkii Faarax toorrey kula soo orday si uu qudha uga jaro.