Qeexid

Aroor hore socosho. ld jermaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jarmaad oo kali ah:
  • Dhinaca kale ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa ku jarmaadey goobihii ganacsi oo xaley suuqu qabsadey kuwaas oo ay ka muuqdeen wajiyadooda naxdin iyagoo baadi goob ugu jirey wixii ka harey hantidooda.
  • Hargaysaay, intan oo dugsi iyo inta kale ee kaa furanba ma sidii uun bay barbaar wiilal iyo gabdho lihi aroortii ugu jarmaadaan, hadhimadiina uga soo haajiraan?