Qeexid

"Badar la tumay inta aan budada ahayn ee yaryar. ld jiriir."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jariir oo kali ah:
  • Saraakiisha warkan laga soo xigtay, waxa ku jira Saraakiil hore Maamulka Maraykanka uga tirsanaan jiray oo arrintaa u xaqiijiyay Jariiradda Washington Post.
  • Laakiin, Koeman waxa uu intaa ku daray oo uu u sheegay Jariiradda Sunday Times ee ka soo baxda dalka Ingiriiska in kooxdan Horyaalka Ingiriiska ahi tahay mid ay xisaabta ku darsanayaan.