Qeexid

"ld jariimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jariimad oo kali ah:
  • Weli ma maqlin wax-garad ka qaylinaya gacma-goynta, dadka dhagaxa lagu dilayo iyo jariimadaha laga galayo shacabka.
  • Markaa waxaanu leenahay distoorka haddii la garab maro jariimad weyn baa laga gelayaa dadka iyo dalka Somaliland, oo Ilaahay nina kaga tagaynin.