Qeexid

"(-raa'id, m.l) Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jariidad oo kali ah:
  • Jariidada Aftenposten oo arinta maqaal dheer ka qortey ayaa waxay hadalkeedii ku bilowday.
  • Sawirka Beckham oo lagu daabacay jariidado dhowr ah oo ka soo baxa dalka Swiss, ayaa muujinaya kabtankii hore ee xulka dalka England oo gacan-qaadaya Philippe Leuba ka hor intaanay bilaabmin ciyaar saxiibtinimo oo dhexmartay England iyo Argentina.